Kooxda manchestar united oo 2-1 ku garaacday dhigeeda manchetar city
labaa kooxod ee dariska ah ayay cadownimosoo jireen kasoo dhaxaysay mudoyinkay soo jireen
yadoo kobababkooduyan isku dhawayn oo hadii an isbarbar dhigno aad arki kartaan inay kooxda faca wyn ee manchestar united kaga badan tahay dhigeeda manchestar city
falanqayn yar
dhanka cup ka waxa ku badan 67 cup ooay raacan 3 champions league
dhanka guulaha waxa ku badan isla kooxda manchestar united oo ka badan 78 WIN
dhanka bareejada hadaan eegno waxaay labada kooxod isdhaafi wayeen 54 matches
waxa guuldaradii ugu waynayd ay soo gadhay kooxda manchestar united 6-0
DH
anka kale kooxda Liverpool ayaa xuurto kuhaysata horyaalki wayna ee premier leugue kuna haysa 36 points
dhanka cupka wayn ee dhaga waynaha champions leugue ayay haysa isla kooxdaa liverpool oo sanadkan aad u kacsan oo waxba laga qabankari laayahay kuna haysa dhibco gaadhaya ilaa 18 points
dhanka goal dhalinta premier league uu ku hayo ciyaaryahanka reermasar ee mohamed salah oo kuhaya goal gaadhaya ilaa iyo 13 goal
dhanka caawintana uu ku hayo bukayo saka ciyaryahankaa kooxda arsenal oo kuhaya 10 caawinah
mahadsanidin Saaxibayaal waa walaalkin khaalith.
i liked
ReplyDeleteHi
ReplyDeleteIliked
ReplyDelete