FIFA THE BEST
WAA MAXAY FIFA THE BEST
FIFA THE BEST WAA WAA ABAAL MARINTA RASMIGA AH EE AY BIXISO FIFA.
WAA MAXAY FIFA
WAA XIDHIDHKA KUBADA CAGTA ADUNKA.
GUULAYTSAHA ABAALMARINTA FIFA THE BEST
Waxa xalay ku guulaystay abaalmarinta fifa the best [ VINICIUS JUNIOR]
Kaliya laguma guulaysan fifa the best waxa la bixiyay xalay
1;the best player of the year
2; puskas award
3; iyo kuwo kale oo badan
puskas waxa ku guulaysatay ciyaaryahanka kooxda manchesstar united ee[ alexardro Garnacho]
goalki uu ka dhaliyay kooxda everton ee dhabalka ahaa
xaga vinicius laga dhacay abaal marintii balande or
SUUQA KALA IIBSIGA
maxa ka cusub suuqa kala ibsiga.
kooxda liverpool iyo barcelona ayaa isku haysta ciyaaryahanka reer masar ee omar marmoush oo sanadkan balaayo ka dhigay hooralka brazil
neymar junior ayaa la filayaa inuu ku laabto kooxdisi yaraanta ee SANTOS
waxa lasheegayaa inay kooda reer sacuudi ee al hilaal iska erido oo ay free ku dhigto suuqa soo waajahan
messi ayaa codsaday in lasoo qaato ciyaaryahan dialo
Comments
Post a Comment