newski ugu dambeeyay footballka

Waxakasoo baxaya majaladaha reer spain in kooxda realmadrid ay doonayso inay ay qaadanayso ciyaaryahanka reer england ee koxda chelsea ee cole palmer ee sanadkaan laga yaban yahay.



k



ciyaaryahan palmer ayaa sanadkaan ku jira qaab ciyaared aad uwanaagsan oo aan waxba laga qaban karin.

cole palmer ayaa chelsea gaadhsiyay 2ND ee prmier league palmer ayaa sanadkasoo socda lafilayaa inu aado kooxda realmadrid ee dalka spain inkastoo wax lagu kalsoonaan karo anusan ahayn warkaan oo aanu sifcan uga si sax ah ugasoo bixin oo kaliya laysla dhex marayo social media ee kala ah 

1; inestagram

2; facebook 

3; tawiter ama X


waxa ay realmadrid usoo bandhigtay chelsea 200M oo euro ah. 





            xangan ayaadkala soconkartaa Newska kubadacagta iyo wixi soo kordha ee

     




suuqa kala iibsiga iyo ciyaaraha waxisoo cusboonada ee dhanka ssportska.





                  mahadsanid.

Comments

Post a Comment