ARGAGAX
liverpool waxeeda awood waa dhaafeen waxa ay leedahay aniga cid waxigama qaban karto
tottenhan caadi balo bahdilay 6-2
sanadkaan cupka ayaga ayaa ku qoran oo xuraystay una talinaya
coach kii hore masamayn karay sida u hada aron slot samaynayo
inkasto tageerayaasha ay tageersan yihin kii hore
Comments
Post a Comment