united wala garacay.
maxa laga dhahay bahdilka city
kooxda waxa haysata waa sixir waxa sidaa dhahay
taageere maseersan. waxa ku madaysigaa sameyay cristiano ronaldo
maxa laga yidhi kooxda liverpool
xoogwaynta ayaa laga yaban yahay waxa sanadkan ay dhigayso waxa se wadno kurkur ku haya chelsea
waxa chelsea loo rajaynayaa inay anadkan kor u kacayso
Comments
Post a Comment